MA RABTAA IN AAD KALA OGAATO,HADDII AY MASKAXDAADA CAAFIMAAD QABTO IYO IN KALE?
(Fadlan Warbixinta ilaa dhammaadkeeda aqri soona qor nombarka aad tahay si laguula taliyo).
Waa sawir ay adeegsadaan dhaqaatiirta cilmu nafsiga si ay u ogaadaan xaaladda caafimaad ee uu ku suganyahay qofka, si fiican u fiiri sawirka.
1- Haddii sawirka aad u aragto mid aan dhaq dhaqeynin oo wareegsaneynin waxaad tahay qof nafsad ahaan daggan oo xasilooni qaba.
2- Haddii aad sawirka u aragto in wax yar ay dhaq dhaqaaqeyso,wareegsaneyso waxaad tahay qof xoogaa yar wel welsan.
3- Haddii aad sawirka u aragto in si saa,id ah u dhaq dhaqaaqayo oo wareegsanaayo waxaad tahay qof wel wel siyaado ah qabo,waxaad u baahantahay in aad dhaqtarka u tagto sida ugu dhaqsiyaha badan.
4- Haddii aad sawirka u aragto in uu u wareegsanaayo sida marwaxad oo kale,ilaahey caafimaad ha ku siiyo waad waalantahay, qur,aan isa saar,isbitaalka dadka waalan lagu haayo in aad tagto waaye oo bulshada ka dhex baxdid.
Hadaad su,aal qabtid si gooni ah qoraal inboxka iigu soo qor,adiga oo soo qoraaya,su,aashaada kaliya,
waxaan kuu balan qaadayaa in aanan xaaladaada qofna ogaaneynin,oo sir ay noqon doonto,talo ku anfaceysana waa lagu siinaa,walaalayaal waa muhiim caafimaadka, gaar ahaan maskaxda ee ha lagu dadaalo ilaalinteeda, iyo daryeelkeeda,la wadaag asxaabtaada mowduucan,👍saar boggan adiga oo mahadsan.
BY:Maxamed Deeq
Facebook.com/deeq1982