Isku fiiri muraayadda,haddii ay naftaada ku qanacdo sida aad u egtahay ood ku faraxdo qaabka ilaahey kuu abuuray dadka oo dhan waa ay ku qanacsanaanayaan kuna farxayaan shakligaada iyo sida aad u egtahay.
balse haddii aad muraayadda isku fiiriso oo ay naftaada ku qanci weyso sida aad u egtahay oo ilaahey kuu abuuray dadka oo dhan waxay kuu arkayaan si fool xun,waxyaabaha ay naftaada ku qanci weysana waa ay ku weydiinayaan mar walba.
fadlan isku fiiri muraayadda ku qanac naftaada kuna faraxsanaaw sida aad u egtahay oo ilaahey kuu abuuray ka dibna fiiri sida ay dadka kuula dhaqmayaan,iyo in ay su,aalo ku weydiinayaan iyo in kale.
By:Mohamed Deeq
No comments:
Post a Comment